TALISKA CIIDANKA BOL-J/S/L SALDHIGA
BOOLISKA DEG-WAJAALE
TIRSB/DW/01/2018
DET 12/06/2018
KU: gudoomiyaha deg wajale
WJ: codsi bixin kharashkii ku baxay aaskii ask bol
dahir aadan tubeec iyo dhismaha gidaarka saldhiga .
gudoomiye waxan si xushmad iyo maamus mudan kaga codsanaya in la iga soo bixiyo kharashkii
ku baxay aaski askarigas dusha ku xusan oo dhan 3,400,000/shl
iyo dhismaha gidarka saldhiga oo dhan 1,000,000shl
lacagtaaso guud ahaan dhan 4,400,000shl
allah mahadleh
G/SH. MAXAMED ISMAACIL XIRSI
TALYAHA SALDHIGA BOOLISKA DAG/WAJALE