0% found this document useful (0 votes)
30 views20 pages

Buug Muhiim Ah

The document outlines a trading plan that includes trading sessions, pairs, and risk management strategies. It emphasizes the importance of analyzing different time frames and candle patterns to make informed trading decisions. The author, Abdihakim Mohmed Abdullahi, references concepts from another document by Abdisamad Siidi, focusing on trend and counter-trend entry setups.

Uploaded by

umii101032
Copyright
© © All Rights Reserved
We take content rights seriously. If you suspect this is your content, claim it here.
Available Formats
Download as PDF, TXT or read online on Scribd
0% found this document useful (0 votes)
30 views20 pages

Buug Muhiim Ah

The document outlines a trading plan that includes trading sessions, pairs, and risk management strategies. It emphasizes the importance of analyzing different time frames and candle patterns to make informed trading decisions. The author, Abdihakim Mohmed Abdullahi, references concepts from another document by Abdisamad Siidi, focusing on trend and counter-trend entry setups.

Uploaded by

umii101032
Copyright
© © All Rights Reserved
We take content rights seriously. If you suspect this is your content, claim it here.
Available Formats
Download as PDF, TXT or read online on Scribd
You are on page 1/ 20

TOP PLAY BOOK

CONTENTS
1) Trading plan
2) Isku xirka time frame yada
3) The 4h candle
4) Trend Entry Setups
5) CounterTrend Entry Setups

NB: pdfkan aa qoraya waxa kasoo xigtay pdfka


the real game ee uu qoray Abdisamad siidii.
Abdihakim mohmed abdulllahi ( Top-Hikaam )
‫‪1) Trading plan‬‬
‫‪ Uguhoreen marka aan computerka so fariisto inta aanan tradingviewga furin o aan suuqa so gelin wa inaan‬‬
‫‪duceystaa o aan aqriyaa ducada suuqa marki lagalaayo la aqristo.‬‬
‫•‬ ‫الر ِحيم‬ ‫الرحْ َم ٰـ ِن َّ‬‫س ِم اللَّـ ِه َّ‬ ‫ِب ْ‬
‫•‬ ‫َّللا ِر ْزقُ َها َويَ ْعلَ ُم‬
‫علَى َّ ِ‬ ‫ض ِإ ََّّل َ‬ ‫‪َ -‬و َما ِمن دَابَّ ٍة فِي ْاْل َ ْر ِ‬
‫•‬ ‫ب ُّمبِين‬ ‫ع َها ۚ ُك ٌّل فِي ِكتَا ٍ‬ ‫ستَ ْو َد َ‬ ‫ستَقَ َّر َها َو ُم ْ‬ ‫ُم ْ‬
‫•‬ ‫س ْر ِل ْي اَ ْم ِري‬ ‫صد ِْر ْي‪َ .‬و َي ِ ِّ‬ ‫ب اش َْرحْ ِل ْي َ‬ ‫َر ِّ ِ‬
‫‪-‬‬
‫•‬ ‫علَ ْي ِه تَ َو َّك ْلتُ َو ِإلَ ْي ِه أ ُ ِن ُ‬
‫يب‬ ‫َو َما تَ ْو ِفي ِقي ِإ ََّّل ِب َّ ِ‬
‫اَّلل ۚ َ‬
‫•‬ ‫ْق َوأَ ْخ ِرجْ نِى‬ ‫ب أَد ِْخ ْلنِى ُم ْد َخ َل ِصد ٍۢ ٍ‬ ‫قُل َّر ِّ ِ‬ ‫‪-‬‬
‫•‬ ‫س ْل ٰ َطنا نَّ ِصيرا‬ ‫ُنك ُ‬ ‫ْق َوٱجْ عَل ِلِّى ِمن لَّد َ‬ ‫ُم ْخ َر َج ِصد ٍۢ ٍ‬
‫•‬ ‫شريك له · له الملكُ وله الحم ُد‬ ‫َ‬ ‫‪َّ -‬ل إلهَ َّإَّل هللاُ وحدَه َّل‬
‫•‬ ‫ي َّل يموتُ‬ ‫يُحيي ويميتُ وهو ح ٌّ‬
‫•‬ ‫الخير وهو على ك ِ ِّل‬ ‫ُ‬ ‫بيدِه‬
‫•‬ ‫اللهم َّل مانع لما أعطيت‪ ،‬وَّل معطي لما منعت‬ ‫‪-‬‬
‫•‬ ‫وَّل ينفع ذا الجد منك الجد‬
‫•‬ ‫اللهم إني توكلت عليك ‪ ،‬وفوضت أمري إليك‬
‫•‬ ‫وجعلت حاجتي بين يديك ‪ ،‬فيسر لي كل عسير‬
‫•‬ ‫ونور لي طريقي ‪ ،‬ودلني على الخير‬
1) Trading plan
 Trading sessions: London session , newyork session and nyc session.
note: (marwalba waxan eegan dona xilliyada 4h ka furmaan)

 Trading pairs: XAUUSD,GBPJPY AND EURUSD.

 RISK PER DAY: 1 %

 RISK PER TRADE : 0.5%

 Never take news (buy stop / sell stop)


2) Isku xirka time frame yada
First, madaama aan day trader dhahay kaliye waxan u baahanahay time frame yada kala:
Daily, 4h,1h, 30m and 15m oo management bas ah.
Step 1: marka ugu horayso waxan is weydii doonaa labo su”aalood oo kala ah:
Daily candle kii shalay qaab kee buu ku xirmay ?
Daily candle shalay side buu ku xirmay?
 su aasha ugu horeysa e ah, qaabke bu dailygi shaly uxirmay? markan is weydiinayo wa marka aan pairka dul
taagnahay wxaana karaba labo jawaab uun 1- waxu kuxirmay qaab ah sell ama bearish taasi o lamicno ah
maantana aan filanayo sell, NB:weli suaashi labaad isma aan weydiin ogow , 2- mise waxu kuxirmay qaab buy
ah taasi durba aan dhihi doono ooh candleki shalay buy bu kuxirmay midka cusub e maantana buy bu aadi
doona , marka aan suashan is weydiyay o jawaab aan helay baan durba is weydiin doona su aashi labaad ee
ahayd, side buu dailygi shalay ku xermay? 1- ma zone isagoo taagan buu xirmay candleki shalay? o maanta
lagyaaba inu kal wareeg dhaco, 2- ma zone ba laga so reject gareeyay shalay kadib xirmay ? taasi o lamicno ah
inuu kala wareeg maanta dhoco 3- ma bareakout bu shalay zone kusameeyay kadib xirmay? -tasi o lamicno ah
inu maanta ki cusba u si socod sameyndoono ah jihadii shalay , 4- ma continuation miyu kujira o ah wax zone
usan udhoweyn o ah 3di malin laso dhaafay candles hal jiho kuscdaan ama 2dimalin udambeysay iaygoon
wax zone ahna u dhoweyn ,taasi o lamicno ah inu priceka u qaab continuaion kusocdo candlka cusub e
maantana u isna jiahdi shalay iyo ti daraad raaci doono .
2) Isku xirka time frame yada
Step 2: - Waxaan imika taganahay step2 o an jawab cad kahelay step1 eg: wxaan so helay jawaab ah inu
candleka manta u isna nqondono jihadii midki shaly , sido akle waxaynu oganahy candle marku xirmo waxuu
sameytaa high iyo low , hadu candleki shalay u ahaa mid bearish kuxirmay ama sell kuxirmay midka cusub
maantana an so ogaaday inay ubadantahy isna inu sell noqdo wxaan aad u ilaashan doona lowga candliki
shalay , sdo kale hadu candleki shalay u buy ahaa maanta midka furmay an ubahanahy inu buy nqodo isna
wxaan aad u ilaashan doona isna highga candlki shalay , marka halkaa taganahay wxan arakay ama rulekyga ii
sheegay inaan pairka imika taaganahay inu ruleski kore so waafaqay uuna yahay mid manta berish aadi doono
o u midki shalay bearish ahaa marka waxa aan aadka u ilaashan doono waxay nqon doonta lowgi shalay u
candleka samaysatay, waxaan is weydiin doona 2suaalood , 1- lowgi shalay durbo saaky mala jebiyay? 2-
mise wali lama jabin lowgi shalay? , hdaba marka 2daa suaal an si weydiiyo waxaan aad uxiiseyn doona
jawabata ah in aan weli lowgi shalay lajebin saakay taasi o lamicno ah inu candleka cusub e maanta u weli
kumaqan yahay liquidity garap waa midka an adka uxiiseyn doono ,
midka ah lowgi shalay saakay durba wa lajebiayay iyadon liqyuidity grap fcn so smeysan maxiisayndoono
midkaas o waan kagudbi doona pairka waxaan raadsan doona pair aan weli lajebin lowgiisa shaly o saakay
midka cusub furmay u weli kumqanyahy liquidty garap , midkas wanaagsan o aan fursad lahubo kaheli karaa.

NB: waan kagudbaaya pairka o lowgiisa lajebiayay markaan leyahy micnaheed maha fursad kama heli doono
e waan kaheli dona e lkn midka aan weli lajebin e liquitygrapka kumqan baa aad u fiican hda midkaas aan
wax kso waayo ama aan weli is diyaarin baan midki danbo aan katagay kusoo laabn doona.
2) Isku xirka time frame yada
Step 3: wxaan so garay stepkii 3aad o ah inan time faremka bedeshto , ugu horeyn wxaan so helay candleka
maanta inu jiahadis u nqon doono ki shalay , sida darted 2suaal ban step2 isku so weydiyay o ahayd inu candlka
maanta furmay inu weli jebin lowgi shalay wa hdi u bearish aha ki shalay ama inu weli jebin lowgi o uu weli
kumaqanyahy saakay liquidity grap , wxaan so sheegay inaan xiiseynayo midka an weli lowga lajebin ,
- Sido kle stepkan 2da scenario e kala ah lowgi shalay in weli lajebin iyo in lajebiay 2dootba
stpekan isku si bay uwada mari doonan lakin wxan xiiseyanaya aniga marka hore midka aan weli lowgii shalay
aan lajebin ,
- Hadaba maxaan sameyndoona stepkani? , wxaan imika hesytaa fikrad ah candliki shalay inu aha mid
bearish kuxirmay midka cusbna an weli lowgi shalay saakay jebinin o u weli kumaqanyahy liquidty grap,
mar alaala maran arko inuu liquity grap inu kumqanyahy wxaan anigu aaminsanahy inu candlka maanta u
bearish nqon doono tasina stepyadi hore ban kuso xaqiijiyay , sida darteed sheekadu inu daily candleka u
bearish nqondoono waxay kaso bilaabmi doontaa 4hr , waxaan aadi doona 4hr.
2) Isku xirka time frame yada
-Wxaan imid 4hr, 4hrka anoo jooga waxaan box ama regtangleka gelidona candleki shalay ee dailyga ahaa e
sellka kuxirmay o ay lamidthay marki 4hr lajoogo 6candles , 6candle o 4hr ah o shalay sameysmay deedna
xirmay baan boxka gelin doona si uusan iigu ke dhaxdarsamin 6da candle e 4hrka ah ee manta abuurmi rabo ,
marka intaa sameeyo wxaan aniga maanka kuhaaya fursadeyda maanta inay tahay bearish lakin 4hrki malinta
cusub furmay waxu kusocdaa buy taasi o lamicno ah in weli lagu jiro daily liquidity grap sida darteed hdaan
rabo inan ogaado inu daily liquidty grap inu dhamaaday iyo inakale wxa igu qasab ah inan helo 4hr resistance o
ah candliski sakay buyga kusocday inu kubarbar abuurmo mid sell ah kadibna xirmo ama yusan xermin lbadana
sharuudo baan daba dhigi doonna , mar alaala marka aan hubsado 4hr resistance inu sameysmay ( sida uu
usameysmaayana dib ayaan ugu hadli doona ) waxan dhihi doona marka 4hrkeyga wxu lamid noqday dailygi
shalay taasi o lamicno ah inu dailygi cusub manta u rabo inuu is flip gareeyo si uu sell u aado ama si kale an
udhho inu dhmaaday liquitygarpki daily ahaa e manta imikana sell lo socdo ,
- wxaa xusid mudan inaad ogatid 4hr resistanse marki larabo in lasameeyo sheekadu waxay kso bilaabmi doonta
1hr , sdo kalana 1hrreistnace in lasameysan rabo shekadu wxay kaso bilaabmi doonta 30min resistance in marka
hore lasameysto, sidaa darted hadaan aniga aan rabo inan ogaado 4hr resistnce goorta lsameyn rabo wxaan
aadi doona 1hr , 1hrkana goorme aadi doona ? waxaan aadi doona 4hrka cusub e imika furmay 2disa saacadot u
hreysa marku furanyahy baan 1hr aadi doona si aan u helo 1hr resistance kadibna lowgi udambeyay marku
jebinayo baan waxan durba dhihi doona 1hr resitance ba lasameystay imika waxaa losocda ama candleka cusb
4hrka ah wxay ubadantahay inu noqdo resitance waayo 1hrki ban kuso ogaaday ,
2) Isku xirka time frame yada
-Hadaba wxaan aniga ubaahanahy inan helo 4hr resistance xaqiiqa ah inu samysmay iyo inkale somaha? ,
haaa side kuhelaaya ? , 2qaabood ,
1- inu candleka cusub e 4hrka ah e resistansiga abuuri rabo u sell kuxirmo yacni isagoon HLki udambeyay e
4hrka aha aan jebin u xirmo kadib wxaa aminsanahy in 4hr resistance dhacay weliba wxaan aad usii qiri
dona marki LLkale ama lowgi had smeysmay lasi jebinaayo,( inu 4HR resistance abuurmi rabana wxan kso
ogaaday 1hr resistance marki hore lasmystay),
2- inusan weli xermin 4hrki lkn u sell ksucdo o u jebiyay HL ki udambeyay e candleki buyga ahaa e 4hrka
wana qasab inu jebiyo hdaan rabo inan cadeeyo inu 4hr resistance lasameyay ama lasameyn rabo iyadoon
4hrka hdda socda e sellka ah aan xirmin,
sida darteed labdaa qabood ban 4hr candleka ku ugaarsan doona oa an dhihi doona 4hr resistance wa laseeymay
imika wa xiligi aan fursad raadin lhaa oo ah jihada 4hr ,ama aan si kale
u dhaho marki labadaa qaab u 4hrkyga yahay baan aniga dhihi doona 4hrka iyo dailyga wa isku jiho waayo
dailyga jiahdiisa shalay sell bay ahayd midka maanta wa isagii is flip gareen rabo, imika labada qaab
markaan 4hrka kahelo baan waxaan udaadagi doona 1hr iyo 30min , si aan zoneska u calamdeysto
( 30min ugu fcn inaad zone kso heshid) range fcna aan eegto kadibna aan entry kraadsado LTF , o ah entry sell ah ,tasi o
lamicno nqon doonta daily candeli inu is flep gareen rabo ama is flip gareeyay 4hrna u imika 2di qaabod mid uun yahy
o lamicno isna inuu sell yahay marka imika baan LTF karadsan doona fursad sell ah, entryda aan isticmaali doonana
wxaan kaga hadli doonaa qaybta danbe.
2) Isku xirka time frame yada
• Imika waxaan taradekeyga laqaatay daily +4hr +LTF , hdaba inta aan entry qaadan wxaa aan ubaahanahy
tichniques dheeri ah o ah, tusaale ,tardekeyga 4hrka ba wxu ahaa qdobki 1aad e hayd 4hr inu xirmay isagoon
LH ki udambeyay uusan cunin , sidaa darted wxaa imika lagyaaba inad LTF aadit o aad is dhahdit 4hrki sell bu
kuxirmay adigo lagyaabe inaad heshay marku 4hrka xirmay 30min bareakout , durba haku fikirin inaad sell u
qadatid waayo wxa lagyaaba inu 4hrka cusb u liquity garap aadi karo hdhoo aad is dhahdit 30min cusba wxaan
sugayay inu Lowgi udambeyo cuno(4hr low) si aan sell uqato lkn gudaha bu kulabtay (30min)o sellkan fakeout
bu ahaa kadibna aad tardeki fursad buy ah karaadisid maadamaa ad aragtay 30min fakeout o gudaha lagugu
so laabtay marki aad buy ugeshidna xoga faaido in lgu siiyo kdibna lgugu so kala wareego ileen 4hr liquitygrap
ba lgu maqna adnah LTF amintay inu buy yahy o 4hrki kso horjeesatay , side taa o kle looga badbaada:
• 1- wa inaad Lowgi 4hrka cusba aad calameysatid iyadon ta lajebin aadan fursadba karaadin, sida darted 4hr
liquity garapkisa wxa lagyaaba inu dheereysto marku isa so flip gareen rabana o lowgi jebiyo entry heshid lkn u
SL kagi nqonayo wicka 4hr korki o kle, taasi o lamicno ah SLkagi pipskisa inu bato , marka anigu wxaan eegi
doona marku liquitygarp u 4hrka u kumaqanyahy wxa aan fursad sell ah kso raadsan doona LTF o icaawin
doonto volume bdan fursdaahaas an raadsan doono wa oninoplay entryda ah aanba sugin 4hr inu is fleip
gareeyo ( ogow entryga aan sheegayo wa maruu 4hrka liquity grap u kumqanyahy o aan kore kazoo galo anigo
adeegsanayo( LTF ) hdhoo markuu 4hr is flip gareynaayana aan netry kale helo ileen ki hore aggresve bu ahaa,
qaabka aan kaso shekeyay o dhan waa qabka an daily iyo 4hr jihadooda aan latarde gareeyndoono.
• Wxaa jiri karta mar aan dailyga kahor imaan doono oo lkn qasab inan 4hr lajiheysto inkasto aan jecleen
tradeska sidaa o kle ah lkn wa goorma ??
2) Isku xirka time frame yada
• Si aad dailyga sell kisa ugu faaideysatid wxaad sugeysay 4hr resistance in lasameysto somaha?
Kawaran halki aad resistance kasugeysay hadu support sameysto 4hrka hhhh,, taasi odurba ku
shegaysa in dailyga manta lakla wareejin rabo marka o kle baan dailyga qilaafi doona,
• Sidoo kale iyadoon 4hr support lasameysan baa lagayaaba inaa trade 4hrka jihadiisa uraaco lkn
aan aad ugu taxadirayo wayo 4hrski wan ujeeda o buy waali ba socdo volume bdan baa jirto
wax support ahna mso smeysan lkn zones bu jebiyay o buy loogu raaci karo marka o kle isna
fursad dailyga qilaafsan ban qaadan doona waxaan isleeyahy dailygi wa lakala wreejin raba
manta , mar alaala marki aad fursadan o kle qaato wxaan aad iskaga ilaalin doona inuu 1hr
resistance sameyto priceka kadibna lowgisa lso jebiyo taasi o lamicno ah in 4hr reistance
lasemysan rabo anna tradeki aan buy ugu jiro marka o kle waan kabxi doona tradeka waayo 4hr
baa igu so wjahan o tradeki dib ba loocelin rabaa,
• Qodobadaan an kso shekeeyay o dhan wxay ahayeen markii daily candlekeyga cusub aan
lwogiisa weli ljebin soma, ook, hadaba hadi saakay markaan shaashada so fariistay aan durba
arko lowgi shalay in durba lajebiyay mxa smeyn doona ? horey baan kuugu sheegay inaan
xiisayndoonin tardeyada nuucan o kale ah lkn isna hdan rabo inaan fursad karaadsado isla
stepski an hddda maray oo kle baan isna umari doona wa hdii intu lowga jebiyay u hdana lqiuity
grap doontay , lkn hadu yahy kwran mid intu lowgii jebiyay o u cararayba kwarn? Wa tardeska
ugu xun inaad fursad karaadistit waayo rangigi daily aad heysatay durba saakay ba lsoo
buuxiayay wxa lagyaaba in dib u usoo laabto , tradeyada nuuca o kle maraadsan doono…
3) The 4h candle
3) The 4h candle
3) The 4h candle
3) The 4h candle
Trend Entry Setups
Trend Entry Setups
Trend Entry Setups
Trend Entry Setups
Trend Entry Setups
CounterTrend Entry Setups

You might also like